Nairobi,Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe ayaa Magaalada Nairobi kulan kula Qaatay Safiirka Mareykanka u Qaabilsan arimaha Soomaaliya.
Ahmed Madoobe iyo Donald Yamamoto ayaa looga hadlay arimo badan ee ku saabsan Somalia iyo guud ahaan Geeska Afrika.
kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay xaaladaha siyaasadeed ee dalka,arimaha amniga iyo waliba mashaariicda Hay,adda USAID ka wado deegaanada hoos Taga Maamulka Jubbaland.
Sidoo kale madaxweynaha iyo safiirka ayaa isla qirtay ahmiyada ay leedahay wada shaqeyn dhex marta maamulada Goboladda iyo dowlada dhexe ee Soomaaliya.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com