Agaasimihi guud ee waaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle Maxamed Kulmiye ayaa is casilay.
Agaasimaha ayaa tilmaamay musuqa iyo ka ganacsiga mashaariicda Hirshabelle inuu u dul qaadan waayey.
Muddooyinkii ugu danbeeyey waxaa aad looga cabanayey la-taliyaha Ali Gudlawe Hussein mr Yaxye Cali Hareeri oo awoodii maamulka gacanta u gashay una adeegsaday mashaariicdi horumarinneed dano dhaqaale maadaama uusan kasoo jeedin deegaannada Hirshabelle.
<img class="x16dsc37" role="presentation" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
9