Dhuusa,Mareeb, Warar hoose oo aynu helnay ayaa sheegaya in Abdirahman Tuuryare isaga baxay musharaxnimada xilka Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug.
Wararka ayaa tilmaamaya in Tuuryare uu ku qanci waayay qaabka ay wax u socdaan iyo dhex dhexaadnimada Gudiga.
Sidoo kale Ilo ku dhaw dhaw Tuuryare ayaa inoo sheegay in marki hore rajo ka lahaa qabashada xilka madaxweynaha Galmudug balse arintu ku cuslaatay markii wax walba indhahiisa ku arkay.
Shaqdiga ugu tunka weyn ee xilkaas loo saadaalinayo ayaa ah Ahmed Qoor Qoor oo ah shaqsiga kaliya oo ay wadato Dowladda Dhexe.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com