Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo oo lagu xiray Hargeysa

Wararka ka Imaanaya magaalada Hargeisa ayaa sheegaya in Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ahna musharrax madaxweyne maanta lagu xiray magaalada Hargeysa,

Xildhibaan MustafeSheekh Cali Dhuxulow ayaa yimid ka dib markii uu ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeisa.

lama Oga Ujeedada Rasmiha ah ee Xarigiisa iyadoo madaxda Soomaliland aysan ka hadlain Xariga Mas,uulkaasi
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com