Gudoomiyaha gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Beled-xaawo ee Gobokaas, iyada oo guddoomiye Cusub uu u Magacaabay degmada Beled-Xaawo.
Dekareeto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji ayaa xilkii looga qaaday gudoomiyihi degmada Beled-Xaawo Ahmed Barre Sheekh, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdirashiid Cabdi Caroog oo noqday gudoomiyaha cusub ee degmada Beled-Xaawo.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com