Madaxda Safaarada Mareykanka Soomaaliya ayaa sheegay in mashruuc shaqo abuur ah oo ay ay ka faa’iideysteen Dad badan oo Soomaali ah ay Fuliyeen
Mashruucan oo ay fulineysay USAID ayaa ahaa taageerida shirkadaha ka ganacsatada kaluumeysiga iyo iibinta cuntooyinka badda laga soo saaro.
Safaaradu waxa ay tilmaantay in in ka badan 2000 oo qof ay barnaamijkaan ka heleen shaqo buuxda oo joogto ah.
Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Mshruucaan ay ka Faa,ideysteen Dad badan oo Soomaaliya kuwaas oo la baray Xirfado ay ku shaqeystaan ee dhinaca kalluumeysiga.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com