Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la Filayaa in waqtiyada soo socda uu ku dhawaaqi doono liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya
Wararka ay heleyso Warbaahinta Aragti Cusub ayaa sheegaya in Wasiirada uu Ra’iisal Wasaare Rooble soo Magacaabayo ay u badan yihiin Wasiiradii Xukuumaddi Nabad iyo Nolol
Wasiirada ayaa Waxaa ka mid noqon doona sida la sheegay Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xeyr Maareeye Wasiirka Maaliyada Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Arimaha dibada Axmed Ciise Cawad balse warar ayaa sheegaya in Wasiirada Amniga iyo gaashandhiga iyo Ari,maha Gudaha aanay ka suu muuqan doonin shaxda golaha Wasiitrada kuwaas oo la sheegay in xiriir ay la la lee yihiin Ra’iisal Wasaarihii hore ee Kalsoonida Baarlamaanka waayay Xasan Cali Kheyre balse wax kasta ay isbadeli karaan oo wasiiro cusubna la soo magacaabi doono
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com