Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Waare iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ?

Madaxweynaha Hirshabeele  Maxamed  Cabdi Waare oo kulan kula yeeshay Magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa  ka wada hadlay Amniga Degaanada Hirshabeele

Madaxweyne Waare ayaa ka codsaday Taliska Ciidanka Xoogga Dalka in ay gacan ka geystaan sidii loo xaqiijinlahaa Amniga Degaanada uu ka Taliyo Maamulka Hir shabeele

Maamulka Hirshabeele ayaa galaya doorasho  iayadoo Gudiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaank 2aad Hir shabeele dhawaan ay gareen Magaalada Jowhar  jowhar balse caqabada haysata ayaa ah Amni darada ka jirta Magaalada Jowhar oo dhawaan dilal ay ka dhaceen

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com