Waxaa sidoo kale ay ka wada-hadleen geedi socodka dimoqaraadiyadeynta Dalka iyo tageerada Sweden ay ka gaysanayso dhismaha iyo tayeynta Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka oo aasaas u ah geedi-socodka hanaan doorasho oo dimoqoraadi ah oo ka qabsooma Soomaaliya mustaqbalka.
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo yareey ayaanan wax saameyn ah ku yeelan doonin doorashada soo socota maadaama heshiiskii doorasho ee Muqdisho lagu gaaray uu dhigayo in la Magacaabo Guddi doorasho oo ka kala socda Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed.
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo yareey ayaanan wax saameyn ah ku yeelan doonin doorashada soo socota maadaama heshiiskii doorasho ee Muqdisho lagu gaaray uu dhigayo in la Magacaabo Guddi doorasho oo ka kala socda Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed