Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa u kictimay Magaalada Kismaayo si uu uga qeybgalo aaska marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo kamid ah aas-aasayaashii Dowlad Goboleedka Jubbaland, ahaana guddoomiyahii Rugta ganacsi Jubbaland oo u geeriyooday dhaawac kaso gaaray qarax ay Alshabaab kula eegteen bannaanka masaajidka Jaamac Qadiim kadib Salaadii Jimcaha
Madaxweyne Axmed Madeebe ayaa Cambaareeyay Qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo kuna Eedeeyay In Alshabaab ay ka dambeeyeen
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com