Abuubul siyaasadeed oo ka dhan ah dhismaha cusub ee maamul goboleedka hirshabelle ayaa ka biloowday caawa magaalada Beledweyne.
Qurba joog iyo siyaasiyiin badan ayaa kusoo wajahan magaalada Beledweyne aaaa laguwadaa in ay halloas kagadhawaaqaan mammal ka madam banaan kan labada gobol ee Hiirshabelle
Inta badan hadal heynta bulshada ayaa ah in magaalada Beledweyne looga dhawaaqi doomo maamu ka madax bannaan kan Hirshabelle oo dadka siyaasadda falan qeeya aay ku tilmaameen maamulka ugu fadhiidsan maamul goboleedyada dalka ka jira.
Bulshada Hiiraan oo aan la dhacsaneyn dhismaha Hirshabelle ayaa uga digay dowlada waqtigeedu uu gaba-gebada yahay ee soomaliya in ay faragelinta ka daayso si ay u sameestaan maamul ugaar ah dad rer Beledweyn.
Afar sanno mugdi iyo muruga ah ah kaddib waxaa muuqata weli mid tii hore ka xun markii aad fiiriso dadka u han qal taagaya xildhibaanada iyo kuraasta madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa
Dadka badan ayaa qaba in qorshahan Fahad Yaasiin uu wado uu hor seedi karo bur burka hirshabellada-aan loo dhameyn raalina laga aheyn.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com