Magaalada Dhuusamareeb Xarunta Maamulka Galmudug waxaa maanta ku wajahan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo aysan u suuragalin in shalay gaaraan Magaalada Dhuusamareeb.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Madaxdaasi maanta ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb oouu Shirka (Dhuusamareeb 3uu ka qabsoomayo , oo haddii ay tagaan Xarunta Galmudug uu toos u furmayo.
Madaxda Maamulada Jubland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ayaa wararku ay sheegayaan in saacadaha soo socda ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb halkaas oo ay uu ku sugan yahay Madaxweynaha Soomaaliya maxamed cabdilaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo Hirshabeele oo shirka Dhuusamareeb 3 ka qayb galaya
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com