Deg Deg Qarax Xooggan oo muqdisho ka dhacay

Wararka ka imaanaya Isgoska Cali kamiin ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Xoogaan Halkaasi laga maqlay

Qaraxa ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in lala eegtay Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka oo fariisin ku leh Agagaarka garoonka kubada cagta Muqdisho Istadiyoo una dhow Isgoyska Cali kamiin

Ma jiro ilaa hada warar Rasmi ah oo ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxaasi

Wixii warar ah ee ku  soo kordha waa aan idiin soo gudbin doonaa

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com