Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sarkaal ka Tirsan hay,adda Nisa uu ka badbaaday Qarax Bambaano oo lagu weeraray Guri uu ku lee yahay Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud
Sarkaal la weeraray ayaa lagu magacaabaa cabdilaahi Cabdi Raage waxana uu ka mid ahaa jiray saraakiishii Ahlusunna ee Degmada Guriceel markii dambena ku biiray Ciidanka Saraakiisha Ciidanka Nisa ee gobolka galgaduud
Sarkaalka Weerarka ka badbaaday ayaa la sheegay in sanadkii 2019ka uu gacanta ku dhigay in Doonayay in uu isku qarxiyo munaasabad ka dhaceysay Degmada degmada Guriceel oo ay ka qayb galayeen saraakiil ka Tirsan Ururka Ahlusunna ee gobolka Galgaduud
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com