Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan sheikh Xuseen Cusmaan Cali oo u waramay warbaahinta Aragti Cusub ayaa ka hadlay Hawlaha lagu dar dargelinaayo Nidaamka dawlada Hoose ee magaalada Baladweyne
Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada e maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in in soo magacaabista Maayar Degmada Baladweyne iyo Xilka ay la wareegtay ay wax badan ku soo kordhineyso dadaalada lagu xoojinayo dar dar gelinta Dawlada hoose ee Magaalada Baladweyne waxana uu Intaasi ku daray in dhawaan Hawlihii Canshuur Aruurinta ay ka bilaabayaan magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan
Dhawaan ayay ahayd markii Maayar Cusub loo magacaabay Degmada Baladweyne sidoo kalana Xilka laga qaaday Maayarkii hore magaaladaasi