Iyadoo maanta magaalada dhiisamareeb lagu doortay G/doomiyaha Barlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa wararka aan ka heleyno magaaladaasi waxeey shegayaan in amanda aad loo adkeyay.
Aroortii hore ayaa la arkayay wakiilada musharaxiinta u tartamayo xilka G/doomiyaha kuwaasi oo hoolka dhoorashada kadhex bilaabay kala coxd xodasshada codadka xildhibaanana.
Aragti cusub ayaa ogaatay Musharixiintu inay Bixiyaan Lacago ay Siiyaan Xildhibaanada, Kuwaasi oo Codkooda uu kala iibsaday , waxaana qiimaha halkii xildhibaan uu gaaray lacag u dhaxeyso 5-kun ilaa 10-Kun oo Dollar.
Magaalada Dhuusamareeb ayaa caawa hadal heeynta ugu weyn waxeey aheed qaabka ay udhacday doorashadi maanta iyo qaabka musharaxiinta codkooda ay u iisadeen .
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com