Xildhibaanada Golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kuln ku yeelanaya Xaruunta Villa Hargeysa
Kulanka Xildhibaanada ayaa looga doodayaa Wax ka badalka sharciga Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka
Xildhibaanada ayaa la filayaa in marka ay dhameeyaan akhrinta 3aad wax ka badalka sharciga Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka in ay cod gacan taag ah ku Ansixiyaan sharcigasi
Kulamada ay xildhibaanada Golaha shacabka ay ku yeelan magaalada Muqdisho ayaa qayb ka ah kalfdhiga 7aad ee ah kii ugu dambeeyay ee ay yeeshaan xildhibaanada Golaha shacabka
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com