Askari Dad shacab ah ku dilay xaruun Mangiska lagu Tumo

Askari ka Tirsan Ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dad shacab ah ku dilay  xaruun dadka Mingiska looga tumo oo ku taalo degmada Warta nabada ee Ex Wardhiigleey .

Inta la ogyahay 2  qof geeriyootay.8 kalena  dhaawac ayaa soo gaaray

Wararka ayaa sheegaya in Dadka Dhaawaca ah loo qaaday goobaha Caafimaad ee Magaalada Muqdisho Halkaas oo lagu daaweynaayo

Lama oga ilaa hadda sababta uu Askarigaas dilka ugu geystay Dadkaasi shacabka ahaa mana jirto ilaa hadda war ka soo baxay hay,adaha Amniga ee ku saabsan dilka Dadkaasi

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com