Muuse biixi oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya (Sawiro).

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse   Ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Amb. Ben Fender.

kulankaan ayaa ahaa mid ka dhacay xarunta Madaxtooyada Somaliland.

Amb. Ben Fender ayaa kala hadlay muuse biixi arimo badan oo ku saabsan Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Afrika.

Madaxweyne Muuse biixi ayaa uga mahadceliyay safiirka xiriirka Wanaagsan ee ka dhaxeeya Somaliland iyo dowlada Ingiriiska.


Xafiiska Wararka,Hargeysa.

Info@aragticusub.com