Siyaasi Cabdilaahi Dheere Islamarkaana ahaa Madaxweynhii Banaadir State ayaa soo dhaweeyay go,aankii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ku meel mariyeen xeerka Matalaada Siyaasadeed gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka Sare
Mudane Cabdilaahi Dheere ayaa ka mahad Celiyay dadaalka Madaxda Dalka ay u galeen in Matalaad siyaasaded uu gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare
Siyaasi Cabdilaahi Dheere oo hadalkiisa si wata ayaa bogaadiyay juhdi loo galay in gobolka banaadir uu 13ka kursi ku yeesho Aqalka sare
Ugu dambeyntii cabdilaahi Dheere ayaa ku Amaanay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , Ra’iisal Wasaare Xasan Cali kheyre iyo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya dadaalka ay u galeen in gobolka Banadir uu matalaad siyaasadeed uu ku yeesho Aqalka Sare