Haweeney Itoobiyaan ah  Wasiir ka noqotay Israa’il

Haweeneydaan udhalatay dalka itoobiyo ayaa markii ugu horeeysay wasiir kanaqaday Israa´ll.

Haweeneydaan ayaa ka mid aheed yaahuuda Itoobiya ee dib ugu laabtay Israaíl waaxana ay kamid naqatay golaha wasiirada cusub.

Nito Tamana ayaa noqotay wasiiradda qaxootiga xukuumada cusub Israa`il xili dalkaasi ay ku noolyihiin qaxooti farabadan asal ahaan ka soojeedo qaarada Afrika.

Tiradda qaxootiga Itoobiyaanka ah ee ku nool Israaíl ayaa laguqayaasaa 140,000 kuwaasi oo dhoor jeer sheegay in ay lakulmeen falal biniáadanimada kabaxsan.

Magacaabista Haweeneydaan udhalatay dalka Itoobiya ayaa ku soo aadeyso xili Israaìl lagu eedeeyo in ay kuwanaagsaneen xuquuqul insaanka.