Swdan oo naqatay wadanka ugu badan ee Soomaali ugu dhimato Covid 19.

Waxaa goordhaweed wadanka Swdan ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus alla u naxariistee marxuun  Ahmed Momamud Egal oo hamid ahaa odayaasha sidaweeyn loogayaqaano wadankaasi .

Marxuunka geeriyooday ayaa dhawanahaan laxanuunsanaa caabuqa  Covid 19 oo dunida xiligaan siwaaliha ugu sii fidayo.

Dalka Swdan ayaa guud ahan dadka oo kudhacay cudurka Coronavirus tira ahana gaarayaan 7206 halka dhimashada lagusheegay 477qof.

Soomaalida oo kudilay Covid19 ayaa lugu qayaasay in ay gaarayaan inkabadan 35 wana waadanka   ugu badan aduunka oo soomaali ugu geeriyooto Caabuqa Caronavirus.

Dadka ku nool xaafada Trolhete ayaa ka tacsiyadeeyay geerida marxuunka dhintay iyagoona rabi uga baryay in oo kawaraabiyo janatul Aclaa.

Xafiiska Wararka,muqdisho.

Info@aragticusub.com