Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii saddexaad u magacaabay guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, iyadoo xilka laga qaaday Cali Maxamed Caraale
Waa markii saddexaad oo xilkan loo magacaabayo Cali Jeyte Cismaan iyadoo markii ugu horreysay guddoomiyaha gobolka Hiiraan uu u magacaabay madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble halka madaxweynaha xiligan Maxamed Cabdi Waare uu markii labaad soo magacaabayo guddoomiye Jeyte.
Tan iyo markii la sameeyay maamulkka Hir shabeele ayaa Lixdii biloodba mar uu yeelanayo guddoomiye cusub gobalka Hiiraan
Xafiiska Wararka,muqdisho.
Info@aragticusub.com