Degmada Mahdaay ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxaa ka dhacday Dhacdo Argagaxleh ka dib markii laba Gabdhood oo saqiir ah si Arxan darro rasaas loogu furay
Hooyo Yaasmin Abuukar Cumar oo ah Hooyada Gabdhaha la dilay ayaa sheegtay in caruurteeda xaqdarro lagu dilay isalamarkaana anay Jirin Cid ay wax ka haleeleysay oo aysan Ogeyn sababta loo Beegsaday
Hooyo Yaasmiin Abuukar Cumar ayaa ka codsatay Maamulka Hirshabeelle iyo Dawlada Soomaaliya in loo so qabto shaqsiyaadka ka dambeeya dilka Caruuryteeda
Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Hooyo Yaasmiin Abuukar Cumar :