Dhageyso : Gudoomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurbajoogta Soomaaliyeed Ee Yurub oo sharci darro ku tilmaamay Heshiiskii Adis Abaaba

Guddomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurbajoogta Soomaaliyeed Ee Yurub, Mudane Mataan Cali Xassan ayaa War saxaafadeed uu soo saaray ka horyimid kulankii Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhex maray Madaxweyne Xasan sheekh iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed.
Mudane Mataan Cali xasan ayaa heshiis ku tilmaamay mid halis ku ah qaranimada Soomaaliya
Sidoo kale waxaa uu sheegay in uu soo dhaweynaayo shirkii Wasiirada Arimaha dibada ee dalalka Soomaaliya Masar iyo Eretareeya ay ku yeesheen Magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Halkaan Hoose ka Dhageyso War Saxafaadeedka :