Madaxweynaha Somaliland ayaa magacaabay shan la-taliye oo uu ka mid yahay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya oo dib ugu laabtay degaankaasi, kana tanaasulay midnimadii Soomalaiya, Xubnaha la magacaabay waxay kala yihiin:
1- Cabdilqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasadda.
2- Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Horumarinta Dhaqaalaha.
3- Cali Maxamed Yuusuf (Guray) La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada.
4- Baar Siciid Xaaji Faarax La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Horumarinta Haweenka.
5- Xamse Cali Bulbul Ibraahim La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Warbaahinta.