Garoowe (Aragticusub) – Dowlad goboleedka Puntland, l ayaa ku dhowaaqay go’aan culus oo sii kalafogeyn kara maamulkaasi,iyo Tfg/somalia xilli ay haatan taagan tahay xiisad labda dhinac.
Saciid Deni ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay bilowday qorshe gaar u ah oo ay ku sameysaneyo lacag, taas oo uu tilmaamay inay la jaan qaadi doonto nidaamka maaliyadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland ayaa xusay inay u dhaqmi doonaan sida waddamada kale ee leh nidaamka federaalka oo uu tilmaamay in qaarkood ay leeyihiin lacago u gooni ah.
Talaabadaani ayaa naqan karto hadii ay ka dhabeeyso puntland mid xaalada kasii darto oo sii kala fogeeyso rajadii arimaha federaalka ee kala dhexeeyay maamul goboleedyada iyo dowlda dhexe.