Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo war ka soo saartay Coronovirus (Warsaxaafadeed).

Muqdisho,Wasaarada Caafimaadka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay Cudurka dunida ku sii faafaya ee Coronovirus.

Wasaarada Caafimaadka ayaa Warsaxaafadeedkeeda ugu tala gashay in bulshada la wadaagto cudurkaas iyo sida looga hortagi karo.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka:

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com