Ra’iisal wasaare ku xigeenka oo qaabilay Erayga garka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Soomaaliland

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha wadahadalada Somaliland u qaabilsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa Ergayga kula dardaarmay in uu ka shaqeeyo xaqiijinta qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee Soomaali Heshiis ah, kaas oo ay udub dhexaad u tahay ka miro dhalinta midnimadda iyo wada jirka Ummada Soomaaliyeed.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com