Dhageyso: Siyaasi ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaalka ka socda laascaanood

Siyaasi Xuseen Maxamuud Maxamed Gaagaale oo ayaa ka hadlay colaada ka Tagaan Magaalada Laascaanood ee xaruunta gobolka Sool

Mudane Xuseen Gaagaale ayaa sheegay in duqaynta ka socta Laascaanood ay tahay wax laga argagaxo isalamarkaana aan loo  turaynin dadka shacabka ah .

Xildhibaan Hore Xuseen Maxamud Maxamed Gaagaale ayaa ku baaaqay in si deg deg loo joojiyo colaada ka jirta magaalada Laascaanood ee