Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Ammaanka & midnimo u ololeynta Mudane Aweys Xuseen Huneero) ayaa ka hadlay dar dar gelinta hawlaha xisbiga & Ujeedooyinka loo Aasaaay xibiga (SAMO)
Gudoomiye Aweys Xuseen Huneero oo maanta Magaalada muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga (SAMO) ugu baaqay Madaxda Golaha dhexe ee xisbiga in ay ka shaqeeyaan sidii loo dar dar gelin lahaa habsami u socodka hawlaha xisbiga (SAMO)
Hase’ahaatee Mudane Aweys Xuseen Huneero ayaa sheegay haddii dib u dhac uu ku yimid diyaar garowgaa ololhii doorashooyinkaa qof & Cod ma aaha in lays dhigto ayuu yiri Gudoomiye Huneero.
Ugu dambeeyntii madaxda xsibigaa (SAMO) ayaa isku raacay in ay ka shaqeyn doonaan dar dar gelintaa hawlahaa laagu Hormarinayo shaqooyinka Xisbiga .