Wararka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xaruunta Goblka Sool ayaa sheegaya in Mar kale dagaal Toos ah oo u dhexeya Ciidamada Soomaali land & shacab Carreysan uu halkaas ka socdo.
Dagaalka ayaa Bilowday markii Soomaaliland Ciidamo badan oo dhigtay Wadooyinka Magaalada Laascaanood Waxaana Halkaas laga maqlayaa Rasaas Xooggan oo ay ridayaan Ciidaada Sooomaaliland halka Dadka shacabka ah ee dibad baxyada dhigaya ay dhagaxyo ku Tuurayaan Ciidamada.
Goobaha Ganacsi ee Magaalada Laascaanood ayaa maalintii Afaraad Xiran mana jiro wax dhaq dhaaq ah oo halkaasi ka socda marka laga reebo dibadyada Rabshadaha wata ee Halkaas ka socda