Dowlada Federaalka oo ku eedeysay Kenya in faragalin xoogan ka wado Xuduuda labada dal(Warsaxaafadeed).

Muqdisho,Wasaarada Arimaha dibada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay Kenya in faragalin xoogan ka wado Xuduuda labada wadan ay wadaagaan.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada arimaha dibada ayaa lagu xusay in dowlada federaalka indhaha ka laaban doonin xadgudubka ay kenya ka wado xuduuda.

Ugu dambeyn wasaarada ayaa ugu baaqday kenya in ay joojiso xadgudubka isla markaana ilaaliso daris wanaaga ka dhaxeeya labada dal.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka:

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com