Wasiirka wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya CumarCali Rooble ayaa shaaciyay in ciidamada dawlada Federaalka ee ku sugan Wadooyinka Muqdisho ay dhibaato ku haayan wadayaasha gaadiidka nuucyadii kala duwan ee isaga kala goosho baraha koontaroolada ah ee ay fadhiyaan
Wasii Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in in ciidmadaasi si dad ban lacago ay uga qaadaan Wadayaasha gaadiidka bajaajka iyo Gadiidka kale waxaana uu ugu baaqay saraakiisha Hay’adaha Amniga ee gobolka banaadir ijn ay wax ka qabtaan cabashada ka soo yeeraysa wadayash gaadiidkaasi
Warka ka soo yeeray wasiirka Awqaafta ee Xukuumadda soomaaliya ayaa imaanaya xili la sheegay in wadayaasha Gaadidka qaarkood ay cabasho ka gudbiyeen ciidamada dawlada
Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com