Oslo:- Dadka qaadaya xanuunka ayaa la shaaciyay in sare u kaceen gudaha Wadanka Norway.
Wasaarada caafimaadka Norway waxaa ah xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeysay xanuunka qaadeen dad gaaraya 5259 ruux.
Tiradaan ayaa ka dhigan in dadkii ugu badnaa xanuunka qaadeen tan iyo markii COVID-19 soo gaaray Norway.
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray sharciyo adag ay dowlada ku soo rogtay bulshada kaas oo ku aadan xakameynta xanuunka balse waxaa muuqanaya in aysan is badal keenin.
FG:Bulshadeena Soomaaliyeed ee any jecelnahay waxaan ku boorineynaa in taxadar badan arintaan ka sameeyaan isla markaana guryahooda ku sugnaadaan waqtiyadooda firaaqada.
Xafiiska Wararka,Oslo-Norway.
Info@aragticusub.com