Oslo:-Xanuunka safmarka ah ee Coronavirus ayay muuqanaysaa in Sarę u kacay dadka uu soo ridanayo gudaha dalka Norwey.
24-kii saac ee ugu dambeeyay ayaa Ła xaqiijiyay in ay qaadeen xanuunka 1415 qofood guud ahaan dalka.
tiradaan ayaa ka dhigan in dadkii ugu badnaa ay qaadeen xanuunta tan iyo markii cudurka safmarka ah soo gaaray dalka Norwey.
waaxaha caafimaadka dalka ayaa ugu baqaya bulshada in ay taxadar muujiyaan isla markaana si aad ah ugu dhaqmaan tilmaamaha lagu joojinayo xakameynta xanuunka Caronavirus.
Xafiiska Wararka,Oslo.
Info@aragticusub.com