DHAGEYSO: Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka hadlay xariggii ugu dambeeyay ee suxufiyiinta loogu geystay.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu si kulul u cambaareynayaa xariggii ugu dambeeyay ee suxufiyiinta loogu geystay magaalooyinka Muqdisho (Banaadir), Beledxaawo (Gedo), Beledweyne (Hiiraan) iyo Laascaanood (Sool) oo ay ku kaceen saraakiil ka tirsan booliska iyo kuwa NISA xilli ay jiraan ku tumasho sharciga oo soo laa-laabatay, loogana soo horjeedo shaqada suxufiyiinta madaxa-bannaan ee Soomaaliya, iyadoo aan ugu baaqeyno maamulka degmada Doolow ee gobolka Gedo inay sii daayaan wariye Maxamuud Maxamed Sheekh (Lafagari) oo hadda u xiran.

 

Xogayaha Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ee SJS cabdalla axmed muumin  ayaa faafaahin ka bixiyay.

Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com

Hoos ka dhageyso: wareysi