Ra’iisul wasaarah Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Shacabka Somaaliyeed inay Guryahooda dib ugu soo laabtaan.
” Waxaan ugu baaqayaa dadkii ku barakacay qalalaasihii maalmahan ka jiray Muqdisho in ay guryahooda ku soo laabtaan.Ciidammada waxaan farayaa in ay shacabka u fududeeyaan in ay guryahooda iyo ganacsiyadooda ku soo noqdaan. Waxaa naga go’an in shacabkeennu helo nabad iyo xasillooni ayuu yidhi Ra’iisul wasaare Rooble” ayuu yiri Rooble
Hadalkaan ayaa ku soo aadaya iyadoo Dadkii ugu badnaa ay ka barakaceen xaafado ku yaala degmooyinka Hodan, Howlwadaag iyo Kaaraan halkaas oo ay ku dagaalameren dhawaan Ciidanka dawlada Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com