Macalin yari ka jirta xarumah waxbarsho ee gobolka waqooyi bari ee kenya

Waxaa dalka Kenya ka taagan macaalimiin la’aan  dhankaDugsiyada  ah gaar ahaanna gobolka Waqooyi bari, ayadoo ay ugu sii daran yihiin dugsida hoose dhexe oo la la’yahay macallimiin ku filan oo wax ka dhiga iskuulladaas. sida ay sheegtay xoghayaha ururka macallimiinta ee Kenya.

Guddoomiyaha ururka macallimiinta gobolka Waqooyi Bari isla markaana ah xogahaya laanta Gaarisa.ayaa sheegay in arintaan ay saameeyn xooggan ku yeelatay dhammaan dugsiyada gobolka Waqooyi bari ee Kenya islamarkaana ay wadaan sidii iskuulada looga haqab tiri lahaa baahida macalin la’aanta

Xarumaha waxbastsho ee Kenya ayaa waxaa saameyn ku yeeshay Amarkii dawlada ee Xakameynta Cudurka Covid19

Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com