Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo bilowday dhageysiga dacwada Kiiskii dilka ahaa ee Marxuum Cabdikariim Dhagajuun

Magaalada Muqdisho waxa maanta ka bilaabatay dhagaysiga dacwad ka dhan ah saraakiil iyo askar ka tirsan booliska Soomaaliya oo ku eedeysan dilkii sanadkan bilowgisii Muqdisho loogu gaystay gudoomiyhii degmada Hodan Cabdixakiin Cabdiraxmaan Ciise.

Illaa sideed eedeysane oo midkood uu maqane yahay ayaa lagu soo eedeeyay inay ku lug lahaayeen dilka gudoomiyihii hore ee degmada Hodan.

Marxuumka ayaa Bishii January ee Sanadkan u geeriyooday rasaas ay ku fureen Ciidamo ka tirsan Boliiska Soomaaliya.

Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com