Maraykanka oo Safiir Cusub u soo Magacabay Soomaaliya

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay Djabuuti Tan iyo Sanadkii 2017-kii.

Sida ay ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta la qwadaagay xogtaan

Danjire Donald Yomamota ayaa Hawlo Badan ka soo qabtay Soomaaliya isaga oo is hortaagay Muddii xilka uu haayay qorshe ay dawlada Federaalka ku dooneysay in wiiqdo danaha siyaasiyiin mucaaradka ah ee Dawlada ka soo horjeeda.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com