Wararka ka imaanaya Xerada Xalane ee ku taala Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in Hoobiyaal daqiiqado ka hor lagu tuuray halkaasi.
Dhowr Hoobiye ayaa lagu soo warramyaa in guadaha Xerada xalane ay ku dhaceen inkasoo illa hadda aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay hoobiyaashaasi.
Xeerada Xalane ayaa waxaa degan oo safaarado Sawladaha Caalamka ee Taageera Soomaaliya iyoQarama Midoobay.
Sidoo kale, Hobiyaasha maanta lagu Tuuray Xerada Xalane ayaa ku soo aadeysa iyadoo wakiilada Beesha caalamka iyo Madaxda Dawlad goboleedyada ay u balansan yihiin kulan looga hadlayo khilaafka doorashada iyadoo kulankaasi aan lagu casuumin madaxweynaha Muddo Xileedkiis uu dhammaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com