Madaxweyne Lafta Garen oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdi Casiis Lafta gareen ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Lafta gareen ayaa in Muddo ah ku maqnaa Dalka Turkiga   waxaana lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Laftagareen, ayaa ka qeybgali doono shirka madaxda Dawlad Federaalka , Dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir kaas oo beri ka furmi doona Muqdisho.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com