Ciidamada Amniga Puntland ayaa Hawlgalo lagu soo qabtay Dad lala xiriirinaayo Alshabaab ka sameeyay degaano ka Tirsan Gobolka Mudug.
Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga puntland ayaa xaqiijiyay in shaqsiyaadka la qabtay ay u badan yihiin dhalinyaro u dhashay degaanka, oo ka soo laabtay Koonfurta Soomaaliya.
Sidoo kale, waxaa la xiray oo xabsiga la dhigay qaar ka mid ah dadka wareejiya Ganacsiga yar yar, oo laga mamnuucay Ganacsigaasi.
Saraakiishu waxay sheegeen in Hadda baaritaan ku socdo Dadkii lagu qabtayHawgalka Gaalkacyo, kuwaas oo aysan weli ku caddayn, haddii ay xiriir la leeyihiin Al-shabaab.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com