Gudiga Farsamada ee Arimaha doorashooyinka oo uu shir uga Furmay Muqdisho+Sawiro

Shirkii guddiga Farsamada arrimaha doorashooyinka ee Dowladda Federaalka, Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ka furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho.

Shirkan kii ka horeeyay aya lagu qabtay Baydho waxaana  noqonayaa wajiga 2aad iyadoo looga doodayo arrimaha doorashooyinka, waxaana wajigii 1aad ee shirkan uu horay uga dhacay Baydhabo 15-kii February,  iyadoo shirkaasi laga soo saaray qdobo la xiriira qabsoomida doorashooyinka dalka .

Shirkan ayaa la sheegayaa in hordhac uu u  yahay shirka Madaxda Federaalka, kuwa Dowlad Goboleedyadda iyo Gobalka Banaadir oo la filayo in dhawaan uu ka furmo Muqdisho.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com