Dib u dhac ku yimid shirkii maanta ay u balan sanaayen RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta

Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in shirkii ay maanta u balansanaayeen Ra’isulwasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta uu dhacayo Caawa Fiidkii

Marka laga soo tago Hadalka Afhayenka Xukumadda Shirka Musharixiinta iyo Ra’iisal Wasaare Rooble ayuu qorshaha ahaa in la qabto maanta duhuradii ilaa galabta in kastoo caawa Fiidkii loo balamay

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com