Kooxo hubeysan oo Wiil Dhalinyaro ah ku dilay Suuqa Bakaaraha

Wararka ka imaanaya Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay gudaha suuqaasi wiil dhalin yaro ah oo lagu Magacaabi jiray Cali Axmed Xasan

Marxuumka la dilay ayaa ka Tirsanaa Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya gaar ahaan kuwa dharcadka

Kooxdii dilka gaeysata ayaa goobta ka baxsatay waxaana marxuumka loo qaaday Isbitaalka Digfeer halkaas oo meydkiisa la geeyay.

Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii dambe waxaa ku soo batay dilalka iyo qaraxyada loo geysanayo Mas’uuliyiinta Dawlada iyo Askarta Ciidanka Dawlada Federaalka waxaana mas’uuliyada dilalkasi sheegta Alshabaab

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com