RW Rooble oo Daahfuray shir ka Furmay Baydhaba

RW  Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban qaabada shirka Wadatashiga oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Baydhabo.

Ra’iisul Wasaaraha oo habka fogaan aragga uga qeyb galay shirka ayaa guddiga kula dardaarmay in ay si hufan oo daacadnimo ah u gutaan shaqada loo igmaday.

Shirkaan baydhaba ka Furmaya ayaa mid loogu gogol xaarayo  halka lagu qaban doono shirka looga hadlayo arimaha doorashada waxaana uu dhexeya Wakiilo ka ka socda Dawlad Goboleedyada, Dawlada Federalkan iyo Gobolka Banaadir

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com