Ururada Bulshada Rayidka ee Soomaaliya ayaa diiday in shirka madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in 15ka bishaan lagu qabto Magalada Garowe.
Ururada Bulshada Rayidka ayaa tibaaxay in shirka lagu qwabto Magaalada Muqdisho loona ogo laadi saamileyda siyaasadeed ee dalka in shirka Door ay ku lahaadaan madaamaa muddu xileedka madaxweynaha ay dhammaatay 8dii bishaan febraayo
Ururada Bulshada Rayidka ayaa u muuqda kuwo taageeray Mowqifka puntland ee la xiriira in shirkii uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee lagu qaban lahaa Garoowe lagu qabto Muqdisho
Hase ,ahaatee khilaaf ayaa k taagan Halka lagu qaban lahaa shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo iyadoo Dawlad Federaalka ay ku adkeysaneyso in shirkaasi lagu qabto Magaalada Garowe.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com.