Dagaal u dhexeya Ciidanka Hirshabeele iyo Jabhada uu Hogaamiyo Jeneraal Xuud oo ka dhacay Baladweyne

Dagaal u dhexeya Ciidanka Maamulka Hirshabeele iyo kuwa Dawlad Federalka oo  dhinac ah iyo  jabhada Uu Hogaamyo Jeneraal Xuud ayaa  ka hacay Magaalda Baladweyne

Dagaalka ayaa bilowday ka dibmarkii jabhada uu Hogaamiyo Jeneraal Xuud sakay weerar ay ku soo qaadeen Magaalada Baladweyne iyaga oo ka yimid deganka Ceel Gaal

Afhayeen u hadlay jabhada ayaa shaaciyay sababta ay u soo weerareen Magaalada Baladweyne ay tahay sidii xabsiga looga sii deeyn lahaa xabsigaasi Marxbuus oo Haween ah kuwaas oo ciidanka Hirshabeele ay xireen

Dagaalkaasi ka dhacay baladweyne ayaanan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi balse xaalada ayaa degan ka dib makii Jabhada Jeneraal Xuud ay dib ugu laabteen Fariisinkii ay ka yimaadeen ee degaanka Ceel gaal

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com